All Courses

Free

Cuntada aad cuneysid waa awood. Waxa ay awood u tahay in jikaagu uu helo tamartii uu ku shaqayn lahaa. Waxaad ogtahay jirkaaga tamar la’aan in uusan qaban karin shaqadii aad rabtey in uu qabto. Cunto walba oo jirkaaga aad geliso waxa ay siisaa tamar. Tamartaas ayaad ku dhaqdhaqaaqdaa, shaqadaada maalin laha ahna aad ku qabsataa. Tamarta jirkaaga uu leeyahay waxa ay ku xirantahay cuntada aad cuneysid iyo nooca ay tahay cuntadaas. Waxa ay ku xirantahay nafaqada, fitamiinka, macdanta cuntadaas laga helo iyo tayadooda.

See more...

2 Lessons